Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha puntland oo xilkii uu ka qaaday abwaan shube gudoomiye cusub u magacaabay

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas ayaa waxuu dhawaan Xilka ka qaaday Abwaan Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube kadib markii uu kahoryimid Shirkii qaar kamida Madaxda maamul Goboleedyada ugu soo dhamaaday Garoowe kaas oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday.

 

Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube ayaa Cabdiwali Gaas ku eedyey inuu ku Xadgudbay Jiritaanka iyo Maqaamka Dowladda Puntland Isagoona ku kacay falal lid ku ah jiritaanaka Puntland, lakiin waxa kaliya ee Abwaan Shube sameeyey ayaa ahaa inuu dhaliil usoo jeediyey shirkii Madaxda maamul goboledyada qaarkood ugu soo dhamaaday Garoowe.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Muxaadarada Sheekh Keenyaawi & arimaha uu uga hadlay
- Jan 18, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Yto6Tp3dBNA&feature=youtu.be
DAAWO SAWIRRO:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo Kula Kulmay Shacabka KGS
- Jan 18, 2019
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Maanta ka Jeediyay Masaajidka Madaxtooyadda ...
Guddoomiyihii Dhalinyarada Degmada Hodan Oo La Dilay
- Jan 18, 2019
Koox hubeysan ayaa waxa ay rasaas ku fureen Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan,xilli uu kasoo ...