Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Baaris Lagu Sameeyay Gaadiidkii Lagu Qabtay Cadaado

Hay’addaha nabad-gelyadda ee Galmudug ayaa baaritaan ku sameeyay Gaadiid tiradoodu ay gaareysay Lix, kuwaasi oo bishii hore lagu qabtay duleedka magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulkan.

Masuuliyiinta oo horey uga hadlay waxay sheegeen inay tuhmayaan in Gaadiidka ay saaran yihiin Hub, iyaga oo carabka ku dhuftay inay ubaahan yihiin baaritaano dheeraad ah si loo hubiyo waxa saaran, maadaama ay daboolnaayeen.

Natiijada kasoo baxday baaritaanka lagu sameeyay Gawaaridaan ayaa waxay noqotay inay ku rarka saaran ay yihiin Gawaari iyo Silig, xili la xaqiijiyay in Hay’adda Qaramada Midoobay ay lahayd rarka saarnaa gadiidkani.

Qaramada Midoobey ayaa si weyn u cambaareysay tilaabadda lagu xayiray gaadiidka u rarnaa, waxaana ay ku tilmaamtay tilaabo ka baxsan Sharciga, iyadda oo dowladda iyo maamulka ugu baaqday inay talaabo ka qaaday cidii ka dambeysay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Muxaadarada Sheekh Keenyaawi & arimaha uu uga hadlay
- Jan 18, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Yto6Tp3dBNA&feature=youtu.be
DAAWO SAWIRRO:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo Kula Kulmay Shacabka KGS
- Jan 18, 2019
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Maanta ka Jeediyay Masaajidka Madaxtooyadda ...
Guddoomiyihii Dhalinyarada Degmada Hodan Oo La Dilay
- Jan 18, 2019
Koox hubeysan ayaa waxa ay rasaas ku fureen Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan,xilli uu kasoo ...