Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiirka Difaaca Turkiga Oo Booqday Saldhiga Turkiga Ee Muqdisho

Wafdiga uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca dalka turkiga oo booqasho ku jooga Magalada Muqdisho ayaa waxa ay booqdeen Saldhiga Weyn uu Turkiga ku leeyahay Magalada Muqdisho.

Booqashadaan ayaa Wasiirka Difaaca dalka  Turkiga Ulusi Akar waxaa ku wehlinayay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed(Amar dambe) iyo Saraakiil kale.

Dhoolatus soo dhaweyn ah ayaa waxaa loogu sameeyay Gudaha Saldhiga Turkiga ee Muqdisho,waxaana ay warbixin ka dhageysteen Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Turkiga ee Saldhigaasi ku sugan.

Inta badan dhismaha uu ka kooban yahay Saldhiga ayuu wasiirka Difaaca Turkiga kormeeray,isaga oo Saraakiisha kula dardaarmay inay siiwadaan tababarka ay siiyana Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    Hubkaan Iyo Ciidamadaan Farahabadan Ee Soomaaliya I agudaldalaayo! Waxdan Ahi Jumajirto? Xabad Kasta Oo Dalka Lasoogaliyaaba, Qof Soomaali Ah Ayay Kudhacaysaa??

    Sababtoo Ah Dowladda Soomaaliya Madifaacayso Xuduudaha Dulka Iyo Cirka Iyo Badda Soomaaliya.

    Ee Waxay Ladagaalamaysaa, *Wixii Ay Ciidamada (Itoobiya) Ladagaalamaysaa!!Oo Ahaa Shacabka Soomaaliya, Iyo Shareecada “Islaamka.

    Sidaasi Darteed Waa’in
    Lanoojiyo Hubkaan Iyo Ciidamadaan (Maleeshiyaadka) Oo Maandooriyaha! Quuta In Dalka Lol agufasaxo??

    Dadku Waxbarasho Iyo Waxsoosaar Ayay Ubaahanyihiin.
    Soomaaliya Dhibka Uguweyn Maanta Wa Dowladda *Kenya Sababtoo Ah Dhulboob, Dhaqaale, Boob Iyo Xasuuq Ayay Iyo Soodhoofin Maandooriye, Iyo Khamriya Soodhoofin, Iyo Abaabul Iyo Hubeeyn (Qabaa’illo Iyo Jabhado)
    Ayay Soomaaliya Kadhexwadaa??

    Hadaba Intaas Oo Dhibaatooyin Ah Ayadoo *Kenya Ay Soomaaliya Kadhexwado
    Maxaytahay Sababta Ay Dowladda Soomaaliya Ooga Aamusantahay??

    Oo A Ugumashquulsantahay!! In Maalinkastaba (Johar Iyo Afgooye Iyo Balcad Iyo Qoryooleey Iyo) Magaalooyin Lamid Ah Laweeraro??
    Iyo In (Macawisleey) Iyo Qabaa’illo) Lahubeeyo?? Hi Ay Dagaal Sokeeye Iyo (Isbaarooyin) Adeegsadaan??

  2. c/qani says:

    Sixid:
    Si Ay Dagaallo Sokeeye.




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...