Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Xildhibaan ku dhintay Qarax loogu xiray gaarigiisa Muqdisho

Gaari Nooca raaxadda ah oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay Iridda Hore ee Maqaayadda London Gate oo ku taalla meel u dhow Beerta Nabadda ee Magaalada Muqdisho.

Gaariga qarxay waxaa lahaa Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibrahim oo ka mid ahaa xildhibaannada Hirshabeelle, islamarkaana ku dhintay Qaraxaasi oo loogu xiray gaarigiisa.

Waxaa sidoo kale Qaraxa ku dhintay Darawalkii waday gaariga.

Hal qof oo kale ayaa la xaqiijiyay in uu ku dhaawacmay Qaraxaasi uu ku dhintay Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibrahim oo ka mid ahaa xildhibaannada Hirshabeelle.

Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu Qaraxu ka dhacay, waxaana ay ku guuleysteen in ay halkaasi ka qaadaan dhaawacyo.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...