Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Is Bedelka Siyaasadeed oo ka Bilowday K.galbeed Muxuu Xal u Noqon karaa?

,
 
Aqoonyahan Nuur Cabdi Mohamed oo kasoo jeeda Gobolka Sh hoose ee Koonfurta Soomaaliya oo ka hadlay xaalada Gobolkaasi ayaa sheegay inaysan jirin Adeegyadii Bulshada ee Gobolkaasi,
 
waxa uu Aqoonyahanku shaaciyay inuu la yaabay markii ay maqleen Xildhibaan Madaxweynaha Dalka oo Beelaha Gobolka nabadeynaya eedeymo dusha kaga tuurray isaga oo ka digay arintaasi,
 
Ugu Dambeyn ayaa Aqoonyahan Nuur Cabdi Mohamed oo dalkiisa iyo dadkiisa dhibaatada la qeysado kana qeyn qaato horumarkooda darteed uga hadlay xaaladahan baaq u diray madaxda Maamulka K,galbeed Soomaaliya,
 
waxa uu ku baaqay inaysan Xildhibaanada Baarlamaanka K,galbeed Soomaaliya laaluush ku dooran mas’uulka ay u dooranayaan Madaxweynaha Maamulkaasi,
HALKAAN KA DAAWO.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo baaq cajiib ah diray & halka uu u diray
- Sep 17, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay qowmiyadaha raadinaya ismaamulka hoose inay muujiyaan dulqaad ilaa ...
DAAWO:-Sh. Idiris oo ka Murugooday Musuqa iyo Ceebtii ka dhacday Soomaalidii Deeqda Waxbarasho ka helay Turkiga
- Sep 17, 2019
https://youtu.be/uMiJwjX_ZO4
DAAWO:-Loolanka Xilka Madaxwaynaha Galmudug oo Bilowday iyo Khudbadii Guutaale
- Sep 17, 2019
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen xildhibaano ...