Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan“ Waa In Talaabo Laga Qaado Xaalada Badhan“

Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka tirsan xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka   Hadley xaalada Magaalada Badhan oo maamulka Puntland ay sheegeen in ay ka dhisayaan xaruntooda labaad ee baarlamaanka Maamulkooda .

Cabdilaahi Jawaan waxaa uu sheegay in ay badhan tahay Somaliland isla markaana xaaladeeda talaabo laga qaado oo aan sidaas lagu eeganin

“ Badhan Waa Somaliland , Waxii mashaariic ah ee horumarin ah meel kasta  ha ka timaado waa wax dadkii loo qabanaayo , lakiin marka ay arin siyaasadeed ay noqoto dee in la eegto ma aha waa in talaabo laga qaado “ ayuu Yidhi Cabdilaahi Jawaan

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...