Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AMISOM oo War ka soo saartay dhacdo ciidankeedu ku dileen dad shacab ah

Taliska ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhacdadii  ciidamadoodu ku dileen dad shacab ah ka dib qaraxyo lagula eegtay agagaarka isgoyska Ex-control Balcad oo ka tirsan degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada AMISOM oo rasaas furay qaraxa ka dib ayaa dilay afar qof oo ka mid ahaa shacab goobtaas ka dhowaa halka qaar kale ay dhaawaceen, waxaana falkaas ka carooday shacabka Muqdisho iyadoo dowlada federaalka oo si kulul uga hadashay dhacdadan ay AMISOM ka dalbatay in maxkamad la soo taago askartii ku lugta laheyd.

War-saxaafadeed ka soo baxay AMISOM ayeyt ku sheegtay iney ka walaacsan tahay eedeynta loo jeediyey ciidankooda oo ku saabsan iney ku lug lahaayeen shacab la dilay.

AMISOM waxay sheegtay iney baareyso dhacdadan, ayna aad uga xun yihiin dhibaatada shacabka gaartay, iyagoo tacsi u diray qoysaska dadka geeriyooday.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    Maxaytahay Sababta Gaalada Madoow Ee Khamriya Cabka Ahi Ay Caasimadda Muqdhisho Taangiyada” Ugudhexwataan??

    Aduunyada Oo Dhan Makajirtaa Caasimad, Ay Tigniko Iyo Kaarayaal Lagudhexwato??
    Oo Waliba Dad “Cawaandi Ah Oo Shisheeye Ah Ayiska Maamulanaayaan??

    Ciidamada Shisheeye Noocay Doonaanba Ha Ahaadeene, Was Iney Soomaaliya Isaga Baxaan. Xitaa Kuwa Maraykanka!!

  2. c/qani says:

    Saxid:
    Noocay Doonaanba Ha’ahaadeene Wa Iney Isabaxaan Soomaaliya.




ad

Latest News

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kulan aan caadi ahayn yeelanaya
- Aug 19, 2019
Madaxweynaha Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeesheen ...
DAAWO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo
- Aug 19, 2019
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo ...
DAAWO:-Wasaarada Amniga Jubbaland oo sheegtay in lagu been abuurtay
- Aug 19, 2019
https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/646499089193725/