Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Fallanqeyn Maxay Ka Dhigan Tahay Iscasilaadda Shariif Xasan?

Siyaasi Cabdi Xaashi Cabdisalaan oo ka faallooda siyaasadda dalka ayaa ayaa si adag u falan qeeyay iscasilaadda Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan

Khilaafka dowladaha Khaliijka ayaa si baaxad leh u saameeyay siyaasadda arrimaha gudaha ee Soomaaliya waxaana Madaxweyne Shariif Xasan uu salfaday dagaal siyaasadeed ka dhaxeeyay muddooyinkii dambe xukuumadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.

Xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed oo loo doortay Shariifka 2014-ka ka hor wuxuu ahaa xildhibaan gollaha shacabka ka tirsan, waxaa sidoo kale uu ka sii hor soo noqday wasiirka maaliyadda iyo guddoomiyaha baarlamaanka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo baaq cajiib ah diray & halka uu u diray
- Sep 17, 2019
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay qowmiyadaha raadinaya ismaamulka hoose inay muujiyaan dulqaad ilaa ...
DAAWO:-Sh. Idiris oo ka Murugooday Musuqa iyo Ceebtii ka dhacday Soomaalidii Deeqda Waxbarasho ka helay Turkiga
- Sep 17, 2019
https://youtu.be/uMiJwjX_ZO4
DAAWO:-Loolanka Xilka Madaxwaynaha Galmudug oo Bilowday iyo Khudbadii Guutaale
- Sep 17, 2019
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen xildhibaano ...