Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Tanaasulka Shariif Xasan Uu Sameeyay

Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu sheegay inuu daraasad ku ogaaday Dadka Koonfur Galbeed inaysan rabin Shariif Xasan Sheekh Aadan Hab Maamulkiisa.

Dagaalka Siyaasadeed Ee Dawlada Madaxweyne Farmaajo iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ay Muddo sii jiitameysa,taas oo ugu dambeyn soo afjareysa is casilaadiisii galabta Shariif Xasan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Wiilwaal says:

    Farmajo waxa uu naqaday Nin Weyn AA an isku xishaneen. Bal fiir waxa uu mesha lasa fadhiistay kkkkk yaab

  2. badhaadhe says:

    yac caku siyasad xumo waxan shaqadiisaba maha uu kahadlayo




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...