Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaano si adag uga hadlay dadkii ay dileen ciidamada AMISOM

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed qaarkood ayaa wax ay si kulul uga hadleen dhacdadii shalay Ciidamada AMISOm ku dileen dadka Shacbaka ahaa.

Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in ay tahay wax laga xumaado in dad Shacab Ah oo aan waxba galabsan sibareer ah loo dio.

Waxa ay sheegeen in Dowladda Soomaaliya looga baahan yahay inay AMISOM kala xisaabtanto dhibaatada dilka ah oo ay u geysatay dadka rayidka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...