Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Kulamo Iska Soo Horjeeda Oo Xalay Ka Dhacay Baydhabo

Waxaa xalay kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda ay siyaaba kala duwan ka dhaceen gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Kulamadan ayaa waxa ay u dhaxeeyeen Xildhibaano ka tirsan BFS, Mas’uuliyiin ka mid ah madaxda maamulka K/ Galbeed iyo xubno ka tirsan guddiga doorashada maamulkaasi.

Intooda badan waxaa diirada lagu saaray kulamadani xaaladda Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha doorashada iyo sidii ay ugu qabsoomi laheyd waqtigii loogu talagalay.

Dhinaca kale Nabadoon Axmed Xaaji Dulmidiid oo ka mid ah waxgradka deegaanada Koonfur Galbeed ayaa baaq u diray dowladda Soomaaliya .

Nabadoon Dulmidiid ayaa ka codsaday madaxda DFS in ay tallaabo ka qaadaan cidkasto oo marin habaabineysa shacabka maamulkaasi, gaar ahaan Odayaal uu sheegay in baydhabo ay uga dhawaaqeen in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha K/ Galbeed.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kulan aan caadi ahayn yeelanaya
- Aug 19, 2019
Madaxweynaha Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeesheen ...
DAAWO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo
- Aug 19, 2019
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo ...
DAAWO:-Wasaarada Amniga Jubbaland oo sheegtay in lagu been abuurtay
- Aug 19, 2019
https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/646499089193725/