Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda Federalka ah oo Faragelin Ku Haysa Doorashada Puntland iyo Garoowe oo Digniin Looga Diray

Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa lagu wada in 8da January ee sanadka dambe ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Puntland hogaamin doona shanta sano ee soo socota iyo ku-xigeenkiisa.

Siyaasi Daahir Cabdulqaadir oo mar xildhibaan ka soo noqday dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in xaaladdu ay meel xasaasi ah marayso loona baahan yahay in dowladda Soomaaliya ay door dhexdhexaad ah ciyaarto haddii kale ay cawaaqib xumo ku noqon doonto xiriirka Puntland iyo dowladda federalka ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Odoyaal iyo waxgarad ka hadlay weerarkii Tarabuunka Oo saraakiil Dowladda ka tirsan ku eedeeyay weerarkaasi
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/648341645584517/
DAAWO SAWIRRO:-Eng. Yarisow “Waxaa naga go’an in dib loo dhiso Xarumihii danta guud ee Bulshada loogu adeegayay
- Mar 25, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in shaqo kaste oo ka banaan Gobalka la xayeeysiin doono
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/628940340899663/