Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Puntland iyo Midowga Yurub oo War Ka Soo Saaray Dhismaha Wada Isku Xirta Garoowe & Galkacyo

Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya inuu joogsaday mashruucii dhismaha iyo dayactirka wadada laamiga ah ee isku xirta magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo.

Joogsashada wadada ayaa loo sababeeyey in shirkadda GIZ oo dhaqaalaha la soo marsiiyey ay ka biyo diidey daahfurnaan la’aanta hanaanka isla xisaabtanka ee hayadaha Puntland ee ku shuqul leh wadadaasi, waxaana madaxweynuhu mudo labao jeer ah kula kulmay Nairobi.

Intaasi kadib golaha wasiirada dowladda Puntland ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen guud ahaanba ku beeniyey in wadadu joogsatay waxaana laga soo qaaday sawirro muujinaya qaabka ay shaqadu u socoto xilligaan.

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Garoowe kula kulmay madaxda ugu saraysa midowga Yurub waxaana aad looga wada hadlay arrimaha dhismha wadada oo ugu dambayn ay bayaan ka soo saareen.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Odoyaal iyo waxgarad ka hadlay weerarkii Tarabuunka Oo saraakiil Dowladda ka tirsan ku eedeeyay weerarkaasi
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/648341645584517/
DAAWO SAWIRRO:-Eng. Yarisow “Waxaa naga go’an in dib loo dhiso Xarumihii danta guud ee Bulshada loogu adeegayay
- Mar 25, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in shaqo kaste oo ka banaan Gobalka la xayeeysiin doono
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/628940340899663/