Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xisbiga Ucid Oo Ku Baaqay In Somaliland Laga Saaro Hay’adda UNDP

Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo ka tirsan Xisbiga UCID ayaa Somaliland ugu baaqay inay Caydhiso Hay’adda UND , Wuxuuna sheegay in deegaanka badhan ee Gobolka Sanaag ay ka dhisayso Xarun loo dhisayo Baarlamaanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Wuxuu dhinaca kale ka hadlay Khilaaf ka dhexeeya Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Muuse Biixi, Wuxuuna ka digay Cawaaqib xumada ka dhalan doonta.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...