Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Malaaq Shiine “Dowladdu Lacago Shan Kun Ah Ayay Xildhibaannada K/Galbeed Ugu Qeybisay Muqdisho”

Malaaq Cali Shiine ayaa dowladda somalia ku eedeeyay in faragalin ay ku heeyso Koonfur Galbeed isagoo sheegay in lacago loogu qeybiyay xildhibaanno ka tirsan maamulkaasi magaaladani Muqdisho.

“Waxaa iscasilay guddoomiyihii guddiga doorashada, maadaama dowladda federaalka weerar qaawan ay soo qaadday, iyadoo maamulkii iyo guddoomiyihii baarlamaanka Koonfur Galbeed cid ka war qabta aysan jirin ayaa diyaarad la soo dhigtay garoonka Baydhabo oo la qaaday 17 xildhibaan maalintii dambe 27, 30 baa la qaaday” ayuu yiri Malaaqa.

“Markii ay meesha tagaan waxaa la siiyay lacag shan kun ah, markaas ayaa la leeyahay SHariiqdisho.f Xasan lama shaqeyn karno ee hebel soo doorta, arrintaas maaha arrin qarsoon xildhibaannadu waa kuwii aan soo xulannay aniga laftigeeyga kuwii aan soo xulay midkood baa ku jira” ayuu yiri Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiine.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Muqdisho Wa Caasimadda Soomaaliya
    Qofkata Oo Soomaali Ahina Waatagikaraa Sababtuu Doonaba Ha’utagee!! Danbina Lagamadhigikarro, Hebel Muqdisho Ayuu Tagay.

    Laakiinse Waxaa Jira Siyaasadda (C/wali Cali Gaas) Ayaakudhisantahay, Inuu *Muqdisho Sawirxun Kabixiyo! Aduunkana U Tuso Meel Bahalgaleen Ah.
    Oo Aan Amaan Aha’n Ama Dhibaatooyinka Laga’abaabulo??

    “Sababtuna Waxaytahay Inuu Qariyo Sharafta Haybada Caasimadda Shacabka Soomaaliweyn Ee Muqdisho.

    Wuxuu Doonaayaan In (Adis ababa lyo Nairobi) Uu Maalinksata Dhextaagnaado Shirar “Been been Ah Hoteelada Shisheeye Ladhextaagnaado??

    Hulufadii Uu Hogaaminaayayna Waa’uu Kuqaniciyay! Micnaha Maamul Goboleedyada.

    Waxba Hakadhagaysanina Nin-kii Muqdisho Diidani Adis Ababa” Iyo Nairobi, Ayuudoonaayaa.

    Dabacan Muqdisho in Dulmi Lagudhesameeyo Ama Lagumaamulo Raalikama Aha’in.

    Laakiinse (Gaas Iyo Oday Madoobe)
    Adis Ababa Iyo Nairobi, Ayay U Duleeysanyihiin, Una Bahdilanyihiin??
    Waana Niman Gobonimo Kaquustay??
    Niyad Jab Iyo Rajobeel Ladaalaadhacaaya!! Waana (Agoontii Jenaral Gabre Katagay) Waxba Hakadhagaysanina Ha’iska Cataabeene.

    Muqdisho-na Allaha Barakeeyo Iyo Soomaaliweyn Oo Dhan Aamiin.




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...