Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaan Maxamed Cali “Doorashada 17-ka Ayaa La Qabanayaa”

Xildhibaan Maxamed Nuur oo kamid ah guddiga doorashada madaxtinimo ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in doorashada waqtigeeda ay qabsoomayso.

Waxaa uu tilmaamay in ay u tageen guddoomiyaha gollaha shacabka ee Koonfur Galbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye islamarkaana uu ka ogalaaday dalab ay u gudbiyeen oo ah in ay shaqada sii wadaan.

Xildhibaanka ayaa tibaaxay in hadda ay muhiim u yihiin oo kaliya 3 xubin oo lagu soo daro, inkastoo maal mo ka hor ay iscasileen 15 oo ay ku jiraan guddoomiyihii, ku xigeenkiisa iyo xoghayihii guud.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...