Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo ka hadlay Tiradda Dadkii ka Barakacay Dagaalkii Dhumay

Gudi kamid ah golaha wasiirada dawlada Puntland oo madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas uu u magacaabay Qiimaynta Xaaladii ka dhacday deeganka Dhumay ee Koonfurta magaalada Laascaano ayaa magaalada Garowe ku yeeshay kulan ay kusoo bandhigayeen waxyaalihii ay lasoo kulmeen safar ay ku tageen deegaanadaasi.

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Puntland oo warbaahinta kula hadlay Garowe ayaa sheegay inay Dad aad u farabadan isaga carareen colaadaasi oo ka barakicisay ilaa 3 deegaan oo kamid ah dhulkii lagu dagaalay.

Gudigan oo isugu jira Wasiiro xildhibaano,Odayaasha dhaqanka iyo Isimo ayaa sheegay inay waxgarad kaladuwan ku hawlanyihiin Dajinta Coladaasi isla markaana dadkii ka baracay colaadii dhawaan ay u baahanyihiin Hoy iyo Biyo sida uu sheegay wasiirka arimaha gudaha Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Odoyaal iyo waxgarad ka hadlay weerarkii Tarabuunka Oo saraakiil Dowladda ka tirsan ku eedeeyay weerarkaasi
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/648341645584517/
DAAWO SAWIRRO:-Eng. Yarisow “Waxaa naga go’an in dib loo dhiso Xarumihii danta guud ee Bulshada loogu adeegayay
- Mar 25, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in shaqo kaste oo ka banaan Gobalka la xayeeysiin doono
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/628940340899663/