Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Askari Dilay Gabar Macalimad Aheyd Oo Gacanta Lagu Dhigay

Gudaha magalada muqdisho askari ka tirsan Ciidanka Dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada wadajir ayaa ku dilay Gabar ka mid aheyd kuwa ku nool Gobolkaan Banaadir.

Gabadha ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Safiyo Cabdiraxmaan Maxamuud,waxaana ay ka mid aheyd Gabdhaha waxbartay ee ku nool Muqdisho,waxaana Macalin ay ka aheyd Iskuulka Raage Ugaas,waxana la sheegay in Gacanta lagu soo dhigay Askarigii ka dambeeyay dilkaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...