Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Odayaasha Dhaqanka K/galbeed oo ku baaqay in doorashada dib loo dhigo

Odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed ayaa waxay ku baaqeen in dib loo dhigo doorashadii maamulkaas ee la sugayey in ay 17 bishan ka qabsoonto magaalada Baydhaba, Kadib maalin kaddib markii ay iyaguna is-casileen 13 xubnood oo ka tirsanaa gudigii doorasha oo ay ku jiraan gudoomiyihii iyo ku xigeenkiisii.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Meydadka Soomaali Oo La Gubay oo Laga Helay Kenya
- Sep 16, 2019
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa ku waramaya in kooxo hubeysnaa ay dileen afar ...
DHAGEYSO:-Faah Faahin:-Dil Ka Dhacay Magaalada Laascaanood
- Sep 16, 2019
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin ku hubeysnaa Bastoolad oo xalay gudaha ...
SAWIRRO:-Guddoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Xildhibaannada labada Gole ee ka soo jeeda Beelaha Hawiye
- Sep 16, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa xalay kulan ...