Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xubno ka mid ah guddiga doorashada KGS oo ku dhawaaqay inay sii wadayaan doorashada madaxweynaha

Kadib shir Jaraa’id oo ay ku qabteen Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay 12 ka mid ah Guddigii doorashada Koonfur Galbeed ee xalay is casilay.

Guddiga qaban qaabada doorashada Koonfur Galbeed ayaa waxa ay gaarayeen 27 xubnood,waxana xalay ku dhawaaqay inay is casileen 15 ka mid ah oo ay ku jiraan Guddoomiyihii guddiga ku xigeenkiisa iyo Afhayeenka Guddigaas.

12-ka Xubnood ayaa waxa ay sheegeen inay siwadi doonaan Shaqadii Guddiga,isla markaana diiwaangelinta Musharixiinta ay halkooda ka siiwadayaan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...