Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TACSI TIIRAANYO LEH:Inaa Lilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Cabdullahi Xalane Nuur oo London ku Geeriyooday

inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarad magacyadooda ee hoos ku qoran Iyo kuwa kalaba waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Cabdulaahai Xalane Nuur oo ku geeriyooday Magaalada London ee Dalka Uk.
waxay tacsi tiinranyale u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo eheladii uu ka dhintay jn ilaahay samir iimaan ka siiyo jana fardowsa ka waraabiyo AAMIIN.

 

Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey

 

 

1.Dr.Shariif Sh Faarax

2.Maxamed Sayid Cilmi

3.Isxaaq Cabdulaahi Cilmi

4.C:risaaq Cali Adam(Jeesteeye)

5.Maxamed Cumar Cilmi(Dhagaweyne)

6.Maxamed Cabdullahi Lugyar

7.Faarax Cabdi Guuleed

8.Cumar Aw Diiriye

9.Sh Cabdiraxmaan Cali Adam(Baadiyow)

10.Sh Maxamed Cabdi Xaaji

11.sh Bashiir Cigaal

12.Cabdirisaaq Cilmi Juujuule

13.Nabadoon Bacadle Warsame Cali Tiiri

14Cabdiqani Nuur

15.Faarax Cabdi Xassan

16.Sahro Cabdi Colaad

17.Suldaan Faarax Qalalab

18.Sh Xuseen Guleed Adan

19.Luul Cabdi Cabdulaahi

20.Khaliif Shire Baadi

21.Cabdi Gaashaan Cigaal

22.Maxamed Cabdi Qase

23.Farxaan Xassan Nuur

24.Nadiif Maxamed Garjeex

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “
- Nov 21, 2018
Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi ...
DHAGEYSO:-Madaxda ONLF Oo War Ka Soo Saaray Arin La Sugayay
- Nov 21, 2018
oqolaal  ka tirsan ciidamada ONLF  ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jig jiga ee caasimada ...
DHAGEYSO:-Ciidamada ONLF Oo Badalay Jawiga Magaalada Jig Jiga
- Nov 21, 2018
Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee ...