Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Shakhsiyaad sabab u ahaa burburka dawladnimo qarniyo soo jirtay. Bye cabdirisaaqjuba.

Maalmo taariikheed  xasuus leh .

Madaxnimada bulshadu  waa xil u baahan qofkeedu in uu lahaado heerka u gu sarreeya ee dadnimo hagaagsan. Caddaalad, hawlkarnimo, maskaxfurnaan, xogogaalnimo, xalaal miirasho, daacadnimo, dulqaad, iyo waxyaabo kale .

Sababta oo ah dhaqankiisu iyo ficiladiisu waxay  saamayn ku yeelanayaan  dhamaan bulshada  uu awoodda ku lee yahay ee uu maamulo .

sidoo kalena hogaamiyaasha  taariikhdooda wax ay ka tagaysaa raad weyn, xumo iyo samo.

Sidaas darteed qofka madaxda ah si  dadka kale aad u ga duwan ayay dhaqamadaasu iyo dabeecadihiisu  uga soo muuqdaan ama uga muuqan waayaan.

Waxaan soo qaadanayaa mid ka mid ah shakhsiyaad taariikheed  sabab u  ahaa burburka iyo baabba’a dawladnimo qarniyo badan soo jirtay. Shakhsiyaadkaas  waxaa kamid ahaa ahaa ninkii ay ku idlaatay dawladnimadii dheerayd ee Rooma. Waa boqorkii Nero.

 

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxda dalka oo loogu baaqay in Jawaab cad ay ka bixiyaan Qariirada loogu gefay Qaranka Soomaaliya
- May 27, 2019
Hogaanka dowlada soomaaliya ayaa si deg deg ah loogu baaqay in jawaab waafi ah ...
Caro xoogan oo ka dhalatay Qariirada Afrika oo Itoobiya ay ka saartay Soomaaliya
- May 27, 2019
Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad u hadal haya qariirad Afrika oo la soo dhigay bogga ...
Guddoomiye Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah Kuxigeenadiisa
- May 27, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaqo joojin ...