Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Sidee Loogu Gurmaday Dadkii Ku Waxyeeloobay Qaraxii Soobe?

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo shacabka iyo Soomaaliyeed oo iskaashanayo ayaa si weyn isaga kaashaday u gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Soobe ee dhacay maanta oo kale 14-kii October sanadkii hore ee 2017-kii.

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi, gaar ahaan kuwii ugu darnaa ayaa loo qaaday dalka dibaddiisa, sida Turkiga, Kenya, Sudan iyo wadamo kale.

Sidoo kale ehellada dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay musiibadaasi ayey dowladdu iyo shacabka Soomaaliyeed  u gurmadeen.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO: Munaasibada 26-Ka June iyo Madaxwayne Farmaajo oo ka Qayb galay
- Jun 26, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda uga qeyb galay Guriga ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho ka Sheegay Hadal Taariikhiya
- Jun 25, 2019
https://m.youtube.com/watch?v=dLVNbCKoZ24
Dawladda Somalia oo Waxba kama jiraan ku sheegtay Shirkii Nairobi iyo Wadahadalka Somaliland [Warbixin
- Jun 25, 2019
Dawladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaantay Wadahadal  la sheegay inay Nairobi kula ...