Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda Somalia & maamulka k/ galbeed oo ka hadlay qaraxyadii ka dhacay baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay Waxaa ka dhacay laba qaarx,waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ah.

Weerarada Qaraxyada ah ayaa waxa ay ka dhaceen bartamaha magaalada Baydhabo gaar ahaan laba meheradood oo ku yaal bartamaha magaaladaasi.

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa BBC-da Laanteeda Afka Soomaaliga u sheegay in ka badan 10-Qof ay ku dhinteen Qaraxyada halka 20-qof oo kale ay ku dhaawacantay.

Guddoomiyaha Golaha shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa cambaareeyay Qaraxyadii galabta ka dhacay magaalada Baydhabo,isagoona tacsi u diray Ehalada dadkii waxyeelada soo gaartay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...