Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Mareykanka oo duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka geystay meel u dhow Xarardheere

Taliska Mareykanka ee Africa ayaa shaaciyay inuu weerar cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay meel u dhow degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Duqeyntan ayaa la sheegay inay dhacday 12-kii bishan October oo ku beegneyd shalay oo Jimco aheyd.

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Africa ayaa lagu sheegay inay qiimeynayaan duqeyntaas oo kaliya lagu bartilmaameedsaday Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa kordhiyay duqeymaha uu ka fuliyo Soomaaliya, waxaana sanadkan gudihiis uu fuliyay illaa 26 duqeyn oo ahaa weeraro cirka ahaa oo ay fulisay Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn.

Al-Shabaab inta badan wax war ah kama soo saarto duqeymaha is-daba jooga ah ee Mareykanka ka geysto Soomaaliya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...