Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Booliska gobolka mudug oo war ka soo saaray Wiil dilay Nin Masaafeystay Hooyadiis

Warar kala duwan ayaa laga helayaa dhacdo dad badan ka yaabisay oo ka dhacday Koofurta Mudug.

Dhacdadan ayaa ka dhacday deegaanka Laanbaar oo dhaca duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug dhanka maamul gobaleedka Galmudug.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdi Dhoore waxaana uu kamid ahaa odoyaasha deegaankaasi, goobjooge ayaana Idaacada Simba u sheegay dilkan inuu dhacay kadib markii uu ninka dilka geystay ka carooday adeerkiis qabay hooyadii oo markii hore masaafeystay.

Ninka dilka u geystay adeerkiis ayaa qaab yaab leh u dilay odayga qabay Hooyadiis, kadib markii uu hooyadiis u sheegay iney u balamiso adeerkiis qaab Martiqaad ahaan, markii uu yimid guriga adeerka sidaasi uu ku sababsaday inuu dilo maamada uu qabay wiilkeeda uu adeer u ahaa.

Taliye Ku Xigeenka Booliska Gobalka Galmudug Maxmuud Cilmi Gulaafe  aya warbaahinta xaqiijiyay dhacdo naxdinta leh oo ka dhacday xalay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kadib markii Wiil dil u geystay adeerkii qabay hooyadii oo markii hore masaafeystay, inkastoo uu ka gaabsaday dhacdadan inuu faah faahinta rasmiga ka bixiyo Ku Xigeenka Booliska Galmudug

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliska maraykanka ee Afrika oo sheegay iney duqeyn ku dileen 62-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab
- Dec 17, 2018
Taliska Mareynkanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 16-kii bishan ...
MUUQAAL:-C/raxmaan C/shakuur “Waxaa la is hor-taagay baroor diiqdii Xisbiga Wadajir ku xusi lahaa dadkii lagu laayay weerarkii 17 December”
- Dec 17, 2018
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay tallaabadii maanta Ciidamada ammaanka ay ku hor-istaageen in ...
DHAGEYSO:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
- Dec 17, 2018
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka ...