Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne Muuse Biixi Oo Baaq U Soo Jeediyey Madaxda Somaliya

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyey munaasibad lagu qabtey xarunta madaxtooyada Somaliland taas oo lagu kala saxeexanayaayey balaadhin ay dekada Berbera ku sameynayso shirkada Dp World .

Madaxweynaha Somaliland ayaa madaxda Somaliya ka talisay ugu baaqay in ay noqdaan laba dal oo walaalo ah isla markaana hadalada ka dhanka ah ee Somaliland ka leeyihiin waxba u tareen wax aan aheyn cadaawad cusub

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Carwada Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay
- Oct 18, 2018
Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay ...
DAAWO:-Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada X/Weyne
- Oct 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah ...
Akhriso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amniga, ansixin xeerar iyo Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah DFS
- Oct 18, 2018
Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta ...