Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Bam Gacmeed Xalay Lagu Weeraray Hoyga Gudoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bay Ay Ka Degan Tahay Baydhabo

Sida Aynu Ku Heleyno Wararka Maanta Ka Imaanaya Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Ahna Caasimadda KGM Ah Ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Ayaa Waxa Ay Sheegayaan In Xalay Weerar lagu Qaaday Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Bay Ay ka Degan Tahay Gudaha Magaalada Baydhabo.

Weerarka Ayaa Waxa Loo Adeegsaday Bumbo gacmeed Meel Fog Laga Soo Tuuray Sida Ay Inoo Sheegeen Saraakiil Ka Tirsan Laamaha Ammaanka baydhabo.

Haweeneydan Hoygeeda La Weeraray Ayaa Sidoo Kale Waxa Ay Aheyd Xubin ka Tirsan Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Waxaana Magaceeda Lagu Soo koobay Muraayo Dheer.

Hal Askari Oo Ka Mid Ahaa Asakrtii ilaalada U Aheyda Haweeneydaan Ayaa La Sheegay In Uu Ku Dhawaacmay Weerarkan isla-markaana Ay Jirin Cid Kale Oo Waxyeelo Kasoo Gaartay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Carwada Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay
- Oct 18, 2018
Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay ...
DAAWO:-Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada X/Weyne
- Oct 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah ...
Akhriso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amniga, ansixin xeerar iyo Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah DFS
- Oct 18, 2018
Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta ...