Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Axmed Madoobe oo Lumiyay Kalsoonida Beelaha ugu Muhiimsan Jubaland

Waxaa sii kordheysa Cabashada ay Beelaha Soomaaliyeed ee reer jubaland ka muujinayaan Maamulka Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo la rumeysan yahay inuu Tacadiyo ka dhan ah Aadanaha ka geystay degaanada Maamulkaasi,

Kulan Balaaran ayaa Beelweynta Geeledle ku yeesheen Portland Oregon ayaa lagu soo Bandhigay Dhibaatooyinka uu Beeshaasi ku hayo Axmed madoobe kaasi oo ay dhamaan xubnaha ka soo qeyb galay kulanka dhaleeceyn dusha uga tuureen,
kulanka waxaa Goobjoog ka ahaa Ugaaska Guud ee Beel weynta Geeledle Ugaas Yare Daruur Xasan iyo Mas’uuliyiin kale oo dhinaca dhaqanka iyo siyaasada beeshaasi ugu sareeya,
Gudoomiyaha Beesha Reer Geeladle Mudane Jamaal Daahir Adoomoow ayaa kulanka qudbad uu ka jeediyay ku sheegay inay xadkii dhaafeen tacadiyada dhinac weliba ka imaanaya ee ay kala kulmeen Maamulka Axmed Madoobe,
sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada beesha Marwo Dahabo Cadoow Maxamed ayaa sheegtay inaysan diyaar u ahayn mar kale inay dhacdo talaabo lagu Boobayo Awooda siyaasadeed ee beesha Reer Geeledle,
Ugu dambeyntii Beesha waxay cadeysay inay si Buuxdo uga soo horjeedaan Go’aanadii siyaasadeed ee Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalku ka qaateen Dowlada Soomaaliya waxaana ay ku Baaqeen inay Madaxda Qaranka soo fara geliyaandhibaatada ka jirta Jubaland,

HALKAAN KA DAAWO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (11)

  1. Jubalander says:

    Axmaq madoobe iyo cawaanta la socoto win lugu celiyaa Ethiopia iyo meeshii ay ka yimaadeen.jeel Ogaadeen ayey ka suubisteen Kismaayo wuxuushta.

  2. badhaadhe says:

    awalba ilkayar ba niiclayn jirtay ilkayara cid u joojin malaha adeer xabad hadad diyaar utihin soo rida waa maalintad jubaland kasuuli lahaydeen axmed madobe lama badalayo ee bal kalaya wax qaada

  3. badhaadhe says:

    jubalander inad aheegato waa xaaraan jubaland waxa is khaldan kugu soo dajiyay siyad bare lkn ogaden waa asalka jubaland wax walbana asalkiisi bu unoqon ninkii xabad diyaar u ah soo bodbod bara waatana

  4. ali says:

    Portland oregon iyo jubaland maxa iskaquseeya xitta deris ma ahan

  5. Jubalander says:

    Badhaadhe,adi luuqaddii reer Waamo xitaaa lihid,qorexeey ayaad KU laabanaysaan adiga Axmaq maddobe iya wuxuushta uu wataba oh, Kenyatiga na sanadka dambe ayey baxayaa

  6. badhaadhe says:

    qoraxey iyo kismaayo ba na iskaleh ilkayara wax ka waydiin maayo adigu intee in la eg bad calacalka sii wadi? farmaja yad isku halaynaysa farmajana anoo jubaland ah ba xika tuuri doona wadna arki doonta

  7. Jubalander says:

    Badhaadhe,wallaahi in aadan aheen reer jubaland,haddii aad ahaan laheed ,Taariikhda Soo kala dhex martay Kab iyo lax it Mareexaan ayaad ugu yaraan wax Yar ka aqoon laheed,midda koobaad, Daarood a jubaland jooga Mareexaan ayey la socdeen,oo KU daba dhuumanayeen,kadi. Markii Mareexaan KU Soo jabay Ethiopia waa Soo guureen,waxaa igu Soo horreeyey labada qabiil ee la yaraahdo ,Reer Xassan it Talxe, Markaa dhulkaas jubooyinka wa

  8. Jubalander says:

    Continue, Markaa dhulkaas Jubooyinka waxaa lahaa dad cawaan ah oo lagu magacaabi jirey “Gaalla” ama gaallo,waxaa jirey haddi aad doonayaan qisadaas Kablaxlaxeey waa idin siin karaa linkigaas.waxaa jirtay in Marexaanku ciidan 5000 goob keeneen kablana waxay la you.aadeen 2000 will oo caato caato ah Ingisiiskii ayaa maqlau dagaalamaa wuu Soo dhex galay,Markaa Hartidii waxay raacday ingiriiska, Ogaadeen illaa caqli aan majeerteen ahayn malehee wuu iska raacay,dagaalamaa Kama dhaxeyn Mareexaan it majeerteen,laakiin ogadeen tii ka raacday illaa maanta ayuu xasuustaa,midda kale wiil Ogaadeen ah oo dhul Majeerteen inta laga Soo qabto Amxaar laga iibsanayoAaway Kablaxlaxeey nimadii?

  9. badhaadhe says:

    ilahay bad been usheegtay 2000 oo bare hiirale indho cade iyo habargidir ku keenen bal taariikh ka horaysa oo nin mareexan ah jubaland wax ka aha soo sheeg 1988 markii siyad bare gedo kusoo raray ya waxa kadagalami jiray ama dadkii jubooyinka dagana ee shacabka aha kulayn jiray isagoo shaati dawladeed xiran cabaas foolxume taariikh cad ban kuhaya gedo iyo jubalnd ba si khaldan bad kujoogta

  10. badhaadhe says:

    taariikhada dadkii gaallo ama somalidu ubixisay wardey waxa dhulka ka kiciyay raga ilaa garisa dagan hadadan dhulka shaati dawladeed kuso gali maxa nfd lagaga heli waayay

  11. kacaan says:

    Jubbalander iyo Badhaadhe waa isku qof umana dhalan Jubbaland ee wuxuu raba inuu iskudiro. Anigoo u dhashey marexan reer Caabudwaaq ah dadka Soomaaliyeed ee Jubbaland degen waxaan ugu baaqayaa Nabad iyo wadajir ineey maamulka Jubbaland xoojiyaan. Beesha Absame waxaan leeyahey 20 Sano oo soo socda hogaanka Jubbaland haya oo Absamaha Jubbaland u dhashey ee maqan dhulkiina ku soo laabta oo Jubbada dhexe xoreeya si sadexda gobal ganacsiga la isugu furo. Reer Gedo waxaan leeyahey degmooyinka isu fura oo walaalaha Soomaaliyeed kaashada Jubbaland Qabyaalad iyo colaad kooxeeysi uma baahna waqtigaan maamulka Jubbaland waxaan leeyahey guuleeyso oo doowlada dhexe qaska ka daaya maxamuud Sayid iyo Ahmed Madoobe idinka hogaanka haya dadka mideeya oo taariikh fiican dadka iyo deegaanka oga taga markii ilaahey idiin qoro Nabadeey.




ad

Latest News

MUUQAAL:-Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
- Dec 18, 2018
Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada ...
MUUQAAL:-Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay
- Dec 18, 2018
Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  meel u dhaw magaalada Qardho ayaa waxaa ...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva iyo duqa magaalada Bristol
- Dec 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) ayaa la ...