Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaan Nac-nac oo ku hanjabay in ay garoowe calanka somaliland geyn doonaan

Iyadoo Ay Ciidamada Maamulada Somaliland iyo Puntland dhexmaray dagaal Qorshaysan oo gaystay Khasaare kala duwan, ayaa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliland sheegay in uu Bur buray wada hadalkii nabadda ee Tukarraq.

Xildhibaan Axmed Maxamed ( Nac-nac) ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedeymo kaga yimid dhanka Puntland oo la xiriirta in dagaalka ay ciidankoodu ku horreeyeen.

Wuxuu sheegay in dagaalka uu yimid markii weerar gaadmo ah ay kusoo qaadeen ciidamada Puntland ee ku sugan aagga hore ee jiidaha dagaalka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Meygaag says:

    Wagar! Maxaa waalay inamadaan lahaa Garoowe ayay soo qabanayaan? Ma Hargaysa ayay ku soo guryo noqdeen? Ma DHUL ay ku soo qaxaan ayaa ay Hargaysa ka doonto on ayaan? Jaw!




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU