DHAGEYSO:-Muqtaar Roobow oo muqdisho ka helay tageero aan la filaynin
Magaalada muqdisho ee caasumada soomaliya ayaa waxaa ka dhacay Munaasabad lagu taageerayo Musharaxa Madaxwaynaha Koonfur galbeed Muqtaar Roobow in kasta oo war dhawaan ka soo baxay dowladda soomaaliya laga joojiyay in uu ka mid noqdo musharaxiinta maamulkaasi koonfur galbeed
Loading...