Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha somaliland Meeshu Ka Baqay Waxaa loo Diray Saylici

Dhawaan ayay ahayd markii safar uu magaalada Berbera ku tagilahaa Madaxweynaha maamula somaliland Muuse Biixi Cabdi uuu fashilmay islamarkaana xaalad amaan aawadeed uga cabsaday.

safarka Muuse Oo ahaa Mid Salka ku haya sidii uu uga qeyb galilahaa Dhagax Dhiga wajiga labaad ee dekeda Berbera  oo shirkada DP Word dhisayso.balse taas badelkeeda waxaa ka qeyb galay Munasibadaasi Ku xigeenka Muuse Saylici,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU