Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Warbixin Khilaafka Galmudug oo sii-Labo Qarxay

Qaska iyo Jahawareerka Kataagan Maamulka Galmudug ayaa Marba Marka Kadambaysa Waxa uu lugaha Lasiigalaya Dhiiqo iyada Oo Markale ay Cadaado iyo dhuusa-mareeb Kabilowdeen Doorashooyinka Xubnihii Badali Lahaa Masuuliyiinta Kooxaha Hogaaminaya Galmudug Ee Cadaado iyo dhuusa-mareeb ay sheegeen inay Xilalkii Kaqaadeen.

Garabka Galmudug Ee Kusugan Magaalada Dhuusamareeb Ee Caasimada Maamulka Galmudug ayaa Waxa ay shalay Doorteen Gudoomiye Baarlamaan Halka Geeska Kale Ee Cadaado Joogana ay sheegeen inay Dhawaan Dorashooyin Qabanayaa.

Masuuliyiintii Loo idmaday Hogaaminta Maamulka Galmudug Oo Arimtooda ay noqotay Midi Midi Kutaag ayaa Hadana Waxa ay umuuqataa inay is Eeganayaan Oo Talaabadii Mid Qaadaba Kan kali Taa Mid kasoohorjeeda uu qaadayo.

Hasse ahaatee Su,asha iswaydiinta Mudan ayaa Waxa ay Tahay Galmudug Maqaadi Kartaa Labo Maamul Oo Fariisimo Kukala yeesha Cadaado iyo dhuusa-mareeb Maadaama Saadasha Dhaq-dhaqaaqyada Hada socday ay Halkaasi Kubiyo shubanayso,

Way iska Cadahay Jawaabta Laakiin Arintaan Kuma Ekaanayso Colaada Madaxda Galmudug dhaxdooda ah Waxaana ay saamayn Kuyeelan doontaa isku socodka iyo isdhaxgalkii Bulshada Walaala ah Ee Kukalasugan Cadaado iyo dhuusa-mareeb Waxayna u muuqataa intaasi Wax dana aysan Kalahayn Labada Garab Ee Kukalasugan Cadaado iyo dhuusa-Mareeb Hasse ahaatee ay Eeganayaan Danahooda Oo Kaliya.

W/Q:-Shaafici shariif Mohamuud.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ali says:

    Cadaado iyo dhuusamareeb labadoba waxay kamid yihiin maamulka u madax ka yahay xaaf, cid aan maamulkiisii ka haysan amar in aysan ku qabsan karin shir looga soo horjeeda maamulkiisi, waxaa idin fiican in aad rabshada kadaaysan gaal- mudug oo aad muqdisho ama Gedo iskaaga biirtaan




ad

Latest News

DAAWO:-Carwada Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay
- Oct 18, 2018
Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay ...
DAAWO:-Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada X/Weyne
- Oct 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah ...
Akhriso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amniga, ansixin xeerar iyo Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah DFS
- Oct 18, 2018
Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta ...