Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wiilashii laga soo xiray beerta Aadan Cadde oo la sii daayay

Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Somaliya ayaa waxa ay sii daayeen Saddex wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasi oo 5-tii bishii September ee sanadkan laga qabtay beerta Aadan Cadde oo ku taalla Shabeellaha Hoose.

Ciidan isugu jira kuwa ammaanka dowladda ee sida gaarka ah u tababaran iyo kuwa ajaanib ah ayaa xilli habeen ah beerta ka kaxeysatay Saddexdaasi wiil ee dhalinyarada ah, kadib markii ay weerareen.

Dhalinyaradan ayaa waxaa la sheegay sababta loo weeraray inay tahay kadib markii looga shakiyay inay xiriir la lahaayeen ururka Al Shabaab, balse hay’adaha ammaanka faah faahin rasmi ah kama aanay bixin sii deynta dhalinyaradan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sanado kahor weli xaalku waa sidii warbixin xiiso badan
- Dec 19, 2018
DAAQADII RAJADA - ! Barnaamij (Documentary) Aan ka diyaariyey Dhacdooyin Musuq Maasuq oo ka ...
DHAGEYSO:-Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Oo Ka Socda Duleedka Baladweyne
- Dec 19, 2018
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli waxa ay howlgallo ballaaran oo isbaarooyin lagu qaadayo ...
DHAGEYSO:-Dowladda Somalia oo lagu eedeyay la tashi la’aan Arrimaha K/galbeed
- Dec 19, 2018
Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...