Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Amar culus oo la dul dhigay siyaasiyiinta ku sugan magalada cadaado

Maamulka Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa Amar ka soo baxay waxaa lagu mamnuucay in shirar Siyaasadeed lagu qabto Magaladaas.

Guddoomiyaha degmada Cadaado ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Xaaf Cabdi Kariin Maxamed Cilmi ayaa faray qeybaha kala duwan ee Bulshada Cadaado iyo Hay’adaha amniga in Magalada aan lagu qaban karin shirar Siyaasadeed oo aan fasax looga heysan Maamulka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    70 Sano Ayaa, Gaalkacyo, 2Laba Uqaybsaneeyd?? (Koofur Iyo Waqooyi)

    Ama Laba *QABIIL*
    Inkata Oo Shacabku, Hada Midoobay??

    Arrintii Foosha *Xumayd* Ee Siyaasiyiinta!! Gaalkacyo, 70Ka Sanadood, Kuheshiinwaayeen?

    Ayaa Maanta (Galgaduud) Loosoowareejiyay??
    *Talo Ayay Reer Galmudug U Baahanyihiin?? Khaasatan Reer Galgaduud.

    C/wali Wa Nin Soomaalida *Neceb* Xaaf-na Isagaahogaansaday?? Ama Kuciyaaray.
    Aqligga Oogaciyaaray?

    Sidaasi Darteed Yuusan Iskukiin Dirrin” Oo Magaalaba Magaalo Kahorkeenin??
    Sidii *Gaalkacyo* (Jalaf Iyo Khalaf) Hadeer Iskacayriya (Xaaf) Hadii Uusan Kaharin C/wali Cali Gaas (Caggo Baruur)

    • ali says:

      Waa khalad in aad is barbardhigto gaalkacyo iyo cadaado waayo cadaado waxay khaas u tahay maamulka xaaf laakiin gaalkacyo waa meel lawada dego oo ka dhexeeysa dad badan., talada cadaado waxay ka soo go’daa xaaf. Marka waa in aad awmirta xaaf u hogaansato




ad

Latest News

MUUQAAL:-Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
- Dec 18, 2018
Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada ...
MUUQAAL:-Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay
- Dec 18, 2018
Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  meel u dhaw magaalada Qardho ayaa waxaa ...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva iyo duqa magaalada Bristol
- Dec 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) ayaa la ...