DHAGEYSO:-Shaqaale ku dhintay guri ay dhisayeen oo ku dumay magaalada muqdisho
Gurigaan ku dumay Shaqaalaha dhisayay ayaa waxa uu ku yaalla Agagaarka Ceelka-Geelow ee degmada Wadajir ee gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay inay ku geeriyoodeen laba ruux.
Labada Ruux ee Shaqaalaha ah ayaa Giriga duminayay si dib loogu dhiso,isaga oo ka mid ahaa dhismayaashii hore balse dadkii lahaa ay doonayeen in loo dhiso.
Hoos ka dhageyso codka goob jooge ku sugan halka gurigu ku dumay
Loading...