Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Qarax ka dhacay magaalada muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo khaasaro geystay kaas oo ka dhacay Ex-Koontorool Afgooye ee Magalada Muqdisho,waxaana la sheegay in uu geystay.

Gaarigaan qarxay oo ahaa nooca raaxada ah ayaa la sheegay in miinada lagu xiray,isla markaana uu lahaa masuul ka tirsan Maamulka Galmudug oo aan weli la shaacin Magaciisa iyo masuuliyada uu ka haayo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO-G’aano la Yaab Leh oo laga Soo saaray Doorashada Jubaland
- Jun 20, 2019
https://youtu.be/9nL4N34CqZQ
5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...