Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-todobo Ruux oo ku sumowdey Hilib ay Cuneen deegaanka Haraale ee Galbeedka Balanballe

Todobo Ruux oo isku hal Qoys ah ayaa ladhigay Isbitaalka degmadda Balanballe ee gobalka Galgaduud kadib markii ay ku sumoobeen Hilib ay cuneen Dadkaan oo ah reer guuraa ayaa laga keenay deegaanka Haraale ee
Galbeedka degmadda Balanballe waxaana hadda xaaladdooda lagu dabiibayaa Isbitaalka Balanballe

Madaxa Arrimaha Bulshadda degmada Balanballe Saalax Cabdille Aadan oo
waraysi siiyay Radio Daljir ayaa uwaramay Wariye Ayaanle Cabdulaahi
Jaamac oo kusugan xarunta Daljir ee Caabudwaaq

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
- Dec 18, 2018
Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada ...
MUUQAAL:-Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay
- Dec 18, 2018
Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  meel u dhaw magaalada Qardho ayaa waxaa ...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva iyo duqa magaalada Bristol
- Dec 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) ayaa la ...