Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Golaha shacabka oo maanta fadhi ka leh Xisaab Xirka Miisaaniyadda Dowladda 2017

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta oo ah Arbaco kuna beegan 10-ka bisha Octoober 2018 kulan yeelin kaga hadlaya Xisaab xirka Miisaaniyadda Dowladda sanadkii 2017-kii.

Sida ku cad Fariin Ballameedka Mudanayaasha kahor 24-ka kulanka ay maalintaas leeyihiin, Xildhibaanada ayaa lagu wargeliyay Ajendaha Maanta.

Guddiga Maaliyadda ayaa qorshuhu yahay in ay Golaha la wadaagaan Xisaab Celinta Miisaanadda Dowladda ay ku shaqeysay sanadkii tagay.

Golaha Shacabka ayaa intaa kadib la filayaa in ay dood ka yeeshaan Xildhibaanada, iyaga oo inta ugu badan la isweydiinayo halka ay ku baxday Lacagta Miisaaniyad ahaan baxday.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU