Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Jubbaland Oo Ka Hadashay Duqeyn Diyaaradeed Ka Dhacday Gedo

Mas’uuliyiinta xagga ammaanka ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxay Faah faahinno dheeraad ah ay ka baxiyeen Duqeymo diyaarado dagaal ay ka geysteen deegaanka Ceelcadde oo ka tirsan Gobolka Gedo, islamarkaana ka mid ah deegaannada ay maamulaan Al-shabaab.

Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Wasiiru Dowlaha Amniga Jubbaland ayaa sheegay duqeynta diyaaradaha in ay khasaaro ka soo gaartey xarumo ay ku sugnaayeen  dagaalyahannada Al Shabaab.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    Ninkaan In Qori* Laguhayo, Ayuu Umuuqdaa?? (Ciidamada) Kenya, Ayuu Uxirayahay?? Sababtoo Ah Codkiisa, Gariir, Neeftuur!! Iyo Gariir? Ayaalaga, Dareemaayaa??
    Kismaanyo* Ma Jigjiga Yaybadashay??

    Fg. Diyaaradaha Yaaleh?? Masheegin.

  2. Jubalander says:

    C/qani, haa walaal ni kaa si xornimo leh Uma hadlayo,waayo qori ayaa waxaa madaxa uga haha askar ka timid Qabridahar, kililka 5aad ee Ethiopia.nasiib darro magaaladii uu KU dhashay ayaa inta lagu Soo duulay Kenyaativga iyo Amxaaro Somali ah KU gaysanayaan.laakiin wax badan masii joogi doonaan insha allaah.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...