Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Banaanbax looga soo horjeedo dilalka oo ka dhacay Gaalkacyo

Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo dilalka qorsheysan ee mudooyinkii ugu dambeeyay ka dhacayay magaaladaasi.

Dadka Banaanbaxa isugu yimid ayaa waxa ay wateen boorar ay ku qoran yihiin erayo ay ku dalbanayaan in la joojiyo dilalka ka dhaca gudaha Magaalada Gaalkacyo, iyagoona eedeyn u jeediyay maamulka Puntland.

Waxaa ay sheegeen in maamulka Puntland uu ka gaabiyay inuu wax ka qabto dilalka soo laa laabtay ee ka dhacaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Carwada Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay
- Oct 18, 2018
Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay ...
DAAWO:-Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada X/Weyne
- Oct 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah ...
Akhriso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amniga, ansixin xeerar iyo Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah DFS
- Oct 18, 2018
Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta ...