Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:-Saraakiil nabad sugida katirsan oo xabsiga ladhigay oo awood lagu soo saaray

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in saraakiishii Nabadsugida ee dhawaan lagu xiray Magaaladaas si awood ah lagu siidaayay.

 

Waxaa la soo sheegaya in Ciidamo ka tirsan Nabadsugida Hir-Shabeelle ay weerareen saldhiga Booliska Baladweyne qeybta Vip-da oo ay ku xirnaayeen taliyihii Nabadsugida Gobolka Hiiraan iyo ku xigeenkiisa,kadibna ay soodaayeen.

 

Mudo daqiiqado ah ayaa la sheegay in Ciidamada Nabadsugida iyo kuwa Xasilinta ee Magalada Baladweyne uu dagaal dhexmaray,hayeeshee ay suurtagashay in ciidamada Nabadsugida ay Xabsiga ka soo daayeen Cabdi Maxamed Cali taliyihii Nabadsugida Gobolka Hiiraan iyo ku xigeenkiisii Dhagaweyne.

Labadaan sarkaal ayaa waxaa dhawaan xiray guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed).

 

1-dii bishii la soo dhaafay ee Siteembar, wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa xilalka looga qaaday taliyaha NISA ee Hiiraan Cabdi Maxamed Cali iyo ku xigeenkiisa Dhagaweyne.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Carwada Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo gabagabeeyay
- Oct 18, 2018
Carwadii ugu horreysay ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa shalay gelinkii dambe lagu soo gabagabeeyay ...
DAAWO:-Duqa Muqdisho oo Daah furay dib u dhiska Warta Tunbuluq ee Degmada X/Weyne
- Oct 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daah ...
Akhriso:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amniga, ansixin xeerar iyo Soo dhaweynta Guddiga Iskaashiga Dowladdaha xubnaha ka ah DFS
- Oct 18, 2018
Shirka Golaha Xukuumadda dawladda Puntland ayaa todobaadkan looga hadlay arrimaha Amniga dalka, Soo dhaweynta ...