Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Somaliland Oo Ka Hadashey Dagaalkii Ka Dhacay Tukaraq

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland Md Maxamed Muuse Abees ayaa waxaa uu ka Hadley dagaal Jiida hore ee Deeganka Tuko-raq ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland

Wasiir ku xigeenku waxaa uu sheegay in dagalkaasi ay soo qaaden maamulka Puntland balse ciidanka Somaliland ay jawaabtooda siyeen , isla markaana dib u noqdeen ciidankii weerarka soo qaadey , waxaana uu wasiir ku xigeenku Somaliland uu khasaaraha ka soo gaadhey uu yahay hal askari oo dhawaac dhintey

Muddane Abees ayaa waxaa uu ku hanjabey in Somaliland uu dulqaadkii ka dhamaadey mar danbe hadii weerar lagu soo qaado ayjawaab cad ka bixin doonan

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU