Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Sheekh Caan Ah Oo Lagu Diley Wanlaweyn Iyo Dibadbaxyo Maanta Dhacay

Macallin Nuur Cismaan Bilaal oo ka mid ahaa culimada ugu caansan degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa lagu diley hoygiisa ku yaalla degmadaasi.

Goob joogayaal ayaa sheegay in askar ka tirsan dowladda federaalka ay dilkaasi ka dambeeyeen, islamarkaana lama oga sababta ay u dileen Sheekhan in kasta oo aan xog rasmi ah laga haynin arintan shacabka ku cusub

Shacabka degmada Wanlaweyn oo ka carreysan dilkaasi ayaa durba sameeyey dibabax xooggan oo arrintan uga jawaabayaan.

Ma jirin wax ganacsi ah oo maanta ka jiray guud ahaan degmada Wanlaweyne, iyadoo dibadbaxayaasha ay ka codsadeen dowladda federaalka in lasoo qabto askartii dilka Sheekhan ka dambeysay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Sanado kahor weli xaalku waa sidii warbixin xiiso badan
- Dec 19, 2018
DAAQADII RAJADA - ! Barnaamij (Documentary) Aan ka diyaariyey Dhacdooyin Musuq Maasuq oo ka ...
DHAGEYSO:-Howlgallo Isbaaro Qaadis Ah Oo Ka Socda Duleedka Baladweyne
- Dec 19, 2018
Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa weli waxa ay howlgallo ballaaran oo isbaarooyin lagu qaadayo ...
DHAGEYSO:-Dowladda Somalia oo lagu eedeyay la tashi la’aan Arrimaha K/galbeed
- Dec 19, 2018
Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...