Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Siyaasi cabdi barre “Musuqa kaliya ma ahan in lacag la lunsado”

Siyaasi Cabdi Barre ahna xildhibaan hore ayaa ku eedeeyey xukuumadda Ra’iisul wasaare Kheyre in qarashaad ku bixinayo sidii ay wasiirada aan xildhibaannada ka midka ahayn u heli lahaayeen kursi Baarlamaan.

Waxa uu sheegay siyaasigan in musuqa aanu ahayn oo  kaliya lacag la lunsado ee sidoo kale musuqa qeyb ka yahay kuraasta lacagaha badan lagu bixiyo.

Cabdi Barre ayaa sheegay in ay soo bandhigi doonaan lacago badan oo uu sheegay in musuq lagu sameeyey walibana ay dowladda si khaldan u adeegsatay waa sida uu hadalka u dhigaye

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. kacaan says:

    Kkkk Cabdi Barre Cabaadkii ka dhamaa welina Nabad iyo Nolol uguma yeerin boos yar uu ka qadeeyo. Cabdi Soomaalinimo u qeeylin maayo waana ogahey Cabdiweli Gaas baa u diidey inuu federal xildhiban ka noqdo odeyga hotelka Muqdisho qadadii qaadkii shiishadii baa ku taagan toban kun oo Gaas June 2018 Dahabshiil u soo dhigeyna deeyntii hore oo ilaa 2016 lagu lahaa baa loo qaatey marka xukuumada Soomaaliya waxaan ugu baaqayaa ineey qadada ka dhiibaan ninka waa Soomaali waxaa qeeylada badan ugu wacan waa baahida ee ninka ma shaqsiyad xumo marka hoos haloo eego.




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU