Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Daawo : Dhacdo dunida soo jiidatay : Dugsi loo furay inay wax ku barato hal gabar oo keliya.

Dugsigan ayaa arday la’aan awgeed aan 7 sano shaqayn, lkn sanadkan waxaa Dugsi loo furay waxbarista hal gabar oo keliya.markii ay gaartay da,dii bilaabista waxbarashada.

Fasal weyn , oo hawo fiican leh iyo dugsi guud ahaan ay ka muuqato in kharash badan la geliyey dhismihiisa hore  ayaa gambareelka loo  loo garaacaa Nikolina Nikolic iyo macallimadeeda kelida ah ee Milica Mikic.

 

Nikolina waa qofka keliya ee tuulaha Dukata ku nool ee subaxda hore u kacda waxbarashada waana fasalka koowaad ee dugsiga hoose

HALKAN HOOSE KA DAAWO .

 

Diyaarinta : Cabdirisaaq Jubba 

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...