Daawo : Korneel Caare ”waxaan weerarayaa Soomaaliland”.
kornay caare oo ka mid aha saraakiisha ciidamada soomaaliland ayaa ka goostay maamulka soomaaliland , isaga iyo ciidamo uu wato ayaa puntland saldhig ka siisay magaalada qardho .
kornayl care aya maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada qardho wuxuuna sheegay inuu weerarayo soomaaliland .
Loading...