Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Jadwalka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo La Soo Saaray

Kulan magaalada Dhuusamareeb ay ku yeesheen guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxa ay ku shaaciyaan jadwalka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka.

Guddiga ayaa sheegay qabashada codsiyada xubnaha musharaxiinta inay bilaabaneyso maanta oo taariikhda ay ku beegaan tahay 20 September, ayna ku egtay maalinta Sabtida ah oo taariikhdu tahay 22-ka bishan.

Waxay kaloo sheegeen guddiga in 23-ka bishan xildhibaanada baarlamaanka Galmudug ay su’aalo weydiin doonaan xubnaha musharaxiinta guddoomiyaha baarlamaanka, kulan ka dhacaya xarunta baarlamaanka.

Xubnaha musharaxiinta xilka guddoomiyaha baarlamaanka ayaa xildhibaanada Galmudug waxa ay 24-ka bishan maalin Isniin ah ka hor jeedin doonaan khudbadahooda, iyo qof walba waxa uu qabanayo hadii uu ku guuleysto xilka.

Xoghayaha gudiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Xildhibaan Mire ayaa ugu dambeyn sheegay 25-ka bishan maalin Talaado ah in la qaban doono doorashada guddoomiyaha baarlamaanka, isla maalinkaasna la dhaarin doono guddoomiyaha cusub.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliska maraykanka ee Afrika oo sheegay iney duqeyn ku dileen 62-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab
- Dec 17, 2018
Taliska Mareynkanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 16-kii bishan ...
MUUQAAL:-C/raxmaan C/shakuur “Waxaa la is hor-taagay baroor diiqdii Xisbiga Wadajir ku xusi lahaa dadkii lagu laayay weerarkii 17 December”
- Dec 17, 2018
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay tallaabadii maanta Ciidamada ammaanka ay ku hor-istaageen in ...
DHAGEYSO:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
- Dec 17, 2018
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka ...