Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Gudoomiye Ciro Oo War Ka Soo Saarey Arimaha Doorashooyinka , Booqashada Madaxweyne Gaas Ee Badhan & Xeerka Kufsiga

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo ka hadlaayey kulan ay isku yimadeen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu ayaa waxaa uu ka Hadley arimo ay ka mid yahiin doorashooyinka dalka ku soo socda, booqashada madaxweyne gaasuu ku yimid magaalada badhan iyo xeerka Kufsiga ee dhawaan goluhu ansixiyey

Sidoo kale Ciro ayaa ka Hadley booqashada uu madaxweyne Gaas oo ku yimid magaalada Badhan ee gobalka Sanaag waxaana uu booqashadaasi ku sifeeyey mid dhawaaci karta wada hadalkii nabadeed ee beesha caalamku ka dhex waday Puntland iyo Somaliland

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Taliska maraykanka ee Afrika oo sheegay iney duqeyn ku dileen 62-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab
- Dec 17, 2018
Taliska Mareynkanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen 16-kii bishan ...
MUUQAAL:-C/raxmaan C/shakuur “Waxaa la is hor-taagay baroor diiqdii Xisbiga Wadajir ku xusi lahaa dadkii lagu laayay weerarkii 17 December”
- Dec 17, 2018
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa ka hadlay tallaabadii maanta Ciidamada ammaanka ay ku hor-istaageen in ...
DHAGEYSO:-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka War Bixiyey Kulankii Ay La Yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi
- Dec 17, 2018
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka ...