Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ujeedka dibadbax ka dhacay degmada kaxda re gobolka banaadir

Dad ka carreysan dad shalay lagu diley degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi.

Bashiir Caydiid oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in dadkan ay kasoo horjeedeen dil shalay Labo qof oo mid ka ka mid ah horey uga tirsanaa ciidanka NISA midna shacab ahaa u geysteen ciidamo ka tirsan Booliiska oo howlgal waday.

Waxa uu sheegay in ciidanka ay dileen Labadan qof iyaga oo ku sheegay iney joogeen goob isbaaro ah.

Ninka askariga ahaan jirey ee dhintey ayaa hubeysnaa, halka ninka kalena uu kus heegay in lagala degay gaari yar oo uu watey waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay Gudi Qaabilsan Wada hadalka DFS iyo Somaliland
- Jul 17, 2019
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ...
TOP DAAWO: Somaliland oo ku hanjabtay inay Xajka ka harayso haddii Baasaboorka Somalia…..
- Jul 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=N2BS-cTzbII
Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir Xasaasi Ah Oo Ka Socday Garoowe
- Jul 17, 2019
Caasimadda Garoowe waxaan maanta lagu soo gabagabeeyay Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed ...